Xiliga Baarlamanka Somalia codka kalsoonida u qaadayo RW cusub oo la shaaciyey

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan xasaasi ah ku yeelan doona xaruntooda KMG ah ee Villa Hargeysa oo ku taalla madaxtoyada Somalia sida lagu sheegay war goor dhow ka soo baxay guddoonka golaha shacabka Agendaha kulanka ayaa ah labo qodob oo kala ah Hadal Jeedinta Madaxweynaha JFS iyo u codeynta Kalsooni Siinta Raisul … Continue reading Xiliga Baarlamanka Somalia codka kalsoonida u qaadayo RW cusub oo la shaaciyey